Koobka Khaliijka ee lagu qabtay Dooxa oo Xaqiijiyay Awood Diblomaasiyadeed

Tartankii 24aad ee Koobka Khaliijka Carabta “Gulf Cup” ayaa lagu qabtay sanadkan magaaladda Dooxa ee dalka Qadar. Inkastoo safarka duulimaad toos ah ee dalka Qadar la mamnuucay, haddana tartanka waxaa ka soo qeybgalay ciyaartoy ka kala socda dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreen, Kuwait, Cuman, Ciraq iyo Yemen. Ciyaar ka dhacday garoonka “Khalifa International Stadium” ee Dooxa … Continue reading Koobka Khaliijka ee lagu qabtay Dooxa oo Xaqiijiyay Awood Diblomaasiyadeed